![]() |
|
|
![]() Erayada Ka Bilawda Xarafka “Y” ![]() Yaabis, Suurada Taaha (20:77) Fasiraadda Aayada Waxaan dhab ugu waxyoonay (Nabi) Muuse Guuree Addoomahayga uguna yeel waddo Badda dhexdeeda Yaabis (si ay Qalayl ugu noqoto) hana ka cabsan in laydin Haleelo (in laydin soo gaadho), hana cabsan (Badda). Tusaalaha erayga Yaabis, iyo isticmaalkiisa Erayga Yaabis waa eray aad looga icticmaalo Dhulka Soomaali Galbeed, macnihiisuna waxaa weeye wax qalallan, amaba engaggan. Tusaale: Shuuradani (Soortani) waa Yaabis ee Subag, iyo Caano kusoo dara. Wada Akhri |
| ![]() Xayraan, Suurada Al Ancaam (6:71) ![]() Xayraan, Suurada Al Ancaam (6:71) Fasiraadda Aayada Waxaad dhahdaa ma waxaan u yeeranaa Eebe ka sokow waxaan na anfacayn nana dhibayn oo dib u noqonaa (gaalnimo) inta Eebe nasoo hanuuniyey ka bacdi, Sida kan ay ka waaleen (lumiyeen) Shaydaamintu dhulka dhexdiisa kadibna Xayraamay Isagoo saaxiibadii ugu yeedhayaan Hanuunka (Diinta Islaamka) iyagoo ku leh noo kaalay, waxaad dhahdaa Hanuunka Eebe unbaa Hanuun ah, waxaana nala amray inaan u hogaansanno Rabiga Caalamiinta. Wada Akhri ![]() ![]() | ||
Home Nala Soo Xidhiidh Iibso Buugaag Daawo Cashar Diini ah Send feedback sayid.abdirahman@awyuusuf.com Kor © 2024 Aw Yuusuf All Rights Reserved |